Madaxweyne xasan Sheekh iyo hogaamiyaha Galmudug mudane Qoor Qoor ayaa saaka safar u ah Degmooyinka Xaradheere iyo ceel-dheer.
Safarka madaxweeynaha ayaa daaran u guur gelida xaaladda amni iyo midda dhaqaale ee degmada Xaradheere asagoo kulan la qaadan doona ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo ay ugu horeeyaan Ciidanka Beesha Saruur.
Degmada Xaradheere maalinkii la xoreeyey ilaa hadda waxaa gacanta ku haaya ciidamada isku dhafka waxa ayna ka difaaceen kooxda Alshabaab.
Safaradaan Saakay Ay ku tagaayaan madaxdaxdaan Ayaa Kusoo Aaday Xili Dhawaan Alshabaab Qorshaynaayay inay Qabsadaan xarardheere Cashir loo Dhigay
Ad