Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (Sawiro)

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (Sawiro)

0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qaybgalayaan Ra’iisulwasaaraha dalka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa goordhow ka furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka.

Shirkaan waxaa diirada Lagu saarayaa Arimaha Amniga Dalka iyo abaaraha Jira, waana shirkii ugu Horeeyay ee Xasan Sheikh isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran tan iyo dib dib u Doorashadiisa

 

 

 

 

Ad
Previous articleCabdicasiis Maxamuud Diiriye oo Al-Shabaab ka tirsanaa muddo 12 sano oo lasoo bandhigay(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Ka Qaybgalaya Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Maantay Furmay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here