Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qaybgalayaan Ra’iisulwasaaraha dalka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa goordhow ka furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka.
Shirkaan waxaa diirada Lagu saarayaa Arimaha Amniga Dalka iyo abaaraha Jira, waana shirkii ugu Horeeyay ee Xasan Sheikh isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran tan iyo dib dib u Doorashadiisa
Ad