Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Deg Deg ah isugu yeeray Hay’adaha amniga

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Deg Deg ah isugu yeeray Hay’adaha amniga

0

Shir looga hadlayo Amniga dalka oo saacadaha soo socda ka qabsoomaya Madaxtooyada Qaranka, kaas oo looga hadlayo xaalada Dalka iyo Qaraxii Hotelka Hayat

Shirkaas ayaa ah mid xasaasi ah, waxaana la iisheegay in Go’aano DEG DEG ah laga soo saari doono.

Waxaa suurta gal ah in xilka Looga qaado Taliyaal ciidan Maadaama ay ku fashilmeen inay Soo afjaraan weerarkii Hotelka Xayaat ee Muqdisho.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Booqday Jaamacadda umadda Qeybta Galmudug (Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaare Xamza iyo Taliyaha NISA oo isbitaalka ku Booqday Taliye Muhudiin Warbac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here