Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta ku wajahan uganda

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta ku wajahan uganda

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Wafdi Ganacsato ah ayaa Maanta dalka uga ambabaxaya safarkii Sideedaad tan iyo markii la doortay, isaga oo ku wajahan Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

Madaxweynaha ayaa Magaalada Kampala kula kulmi doona Madaxda dalka Uganda, isaga oo sidoo kale Madaxweynaha Uganda kala qeyb geli doona Shir looga hadlayo iskaashiga Ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Uganda la kulmi doona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas, isaga oo ka dhageysan doona warbixino ku saabsan xaaladooda & hadii ay jiraan dhibaatooyin ay qabaan.

Ad
Previous articleDuleedka caabudwaaq dad ku sugnaa aroos oo risaas Lagu furay
Next articleMaamulka Puntland oo soo bandhigtay Saraakiil ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here