Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Biri booqanaya Xerada Turkisom

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Biri booqanaya Xerada Turkisom

0

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Madaxweynaha dalka ayaa biri booqn doono xarunta TURKSOM ee Muqdisho

Caawa waxaa la adkeeyay Amaanka magaalada iyo Goobaha cabsida lagaqabo in laga soo tuuro hoobiyaasha oo kala ah duleedyada Gobalka Banaadir

Wadooyinka qaar ayaa hadda lasii dhigay Askar aad u diyaarsan kuwa qaar iyagana Subaxdi hore ayaa la xeri donaa

Ad