Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Lagu risaaseeyay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Lagu risaaseeyay Muqdisho

0

Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee dalka ayaa Lagu risaaseeyay Meel aan ka Fogeen maxkamada gobalka Banaadir.

Xogta Rasmiga ah ee Weerarka

Waxaa Lagu risaaseeyay Wadada Malaayga Ee Degmada Xamarweyne islamarkaana Hormara Wasaaradda Cadaaladda, Maxkamadaha Dalka iyo Xabsiga dhaxe.

Ka Hor risaasta waxaa Bir Lagu jaray wadada markii La arkay gaadiidka Madaxweynaha ka dibna waxaa xigay risaas Lagu furay Gaadiidka galbinaayay Xasan Sheekh Maxamuud.

Risaasta ka dib Gaadiidkii Xasan Sheekh weday ayaa dib uga laabtay Wadada waxayna aadeen Hooyga Xasan Sheikh Maxamuud ee Mirinaayada

La soco Faah Faahinta

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo isku shaandheen Ku sameeyay Golaha Wasiiradda Galmudug (Akhriso)
Next articleTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Maxuu ka yiri Weerarkii Xasan Sheikh Lagu qaaday