Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee dalka ayaa Lagu risaaseeyay Meel aan ka Fogeen maxkamada gobalka Banaadir.
Xogta Rasmiga ah ee Weerarka
Waxaa Lagu risaaseeyay Wadada Malaayga Ee Degmada Xamarweyne islamarkaana Hormara Wasaaradda Cadaaladda, Maxkamadaha Dalka iyo Xabsiga dhaxe.
Ka Hor risaasta waxaa Bir Lagu jaray wadada markii La arkay gaadiidka Madaxweynaha ka dibna waxaa xigay risaas Lagu furay Gaadiidka galbinaayay Xasan Sheekh Maxamuud.
Risaasta ka dib Gaadiidkii Xasan Sheekh weday ayaa dib uga laabtay Wadada waxayna aadeen Hooyga Xasan Sheikh Maxamuud ee Mirinaayada
La soco Faah Faahinta
Ad