Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dalka u soo Gudbiyay Warqada magacaabista Ra’isul Wasaare XAMZA si loo ansixiyo.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa shalay Laga helay Caabuqa faafa ee COVID-19, waxaana Sharci ah inuu wakiisho Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dalka.
Ra’isul Wasaaraha cusub oo ka Hor hadlay Golaha ayaa dalbaday in Codka kalsoonida la siiyo si uu Soo dhiso Gole Xukuumadd oo Dalka daadajiya
Ad