Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan oo Maanta Dalka dib ugu soo laabanaya

Madaxweyne Xasan oo Maanta Dalka dib ugu soo laabanaya

0

Madaxweyne Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabanaya ka dib markii Magaalada Caruusha ee Dalka Tanzania uga qeyb-galay Shirka dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Africa. (EAC).

Madaxweyne Xasan sheikh ayaa Madaxda ku maydsan daladaan ka dalbaday in Soomaaliya Looga faa’iideeyo inay ururkaan ka mid noqoto.

khudbad ayuu ka jeediyay shirkaas waxaana la filayaa in Madaxda Dalaladaan ay aqbali doonaan Codsiga Soomaaliya

Ad
Previous articleHanaanka ay Soomaaliya uga mid noqonayso ururka EAC oo la shaaciyay iyo Madaxtooyada oo ka hadashay
Next articleItoobiya oo shaacisay tirada askarta uga Dhimatay Dagaalkii xuduudda ee Al-Shabaab ku Qaadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here