Home Wararka Maanta Madaxweyne Xadan Shiikh oo Dalka Masar Gaaray(Sawiro)

Madaxweyne Xadan Shiikh oo Dalka Masar Gaaray(Sawiro)

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhweyd ka degay magaalada Qaahira ee dalka Masar, waa socdaalkii 7aad oo dibadda ah tan iyo markii uu Xafiiska qabtay.

Madaxweynaha ayaa dhammaan safaradaas galayay, iyadoo aanay dalka Xukuumad rasmi ah ka jirin, waxaana Ra’iisul Wasaare Xamse la rafanayaa dhismaha Xukuumad cusub, muddo 30 cisho oo u heystay inuu ku soo magacaabo ayaa berri ku eg.

waxaana uu Guddoonka Golaha Shacabka ka dalbaday muddo 10 cisho dheeri ah oo berri codsigiisa la horgeyn doono Xildhibaannada si ay ugu ogolaadaan.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Soomaaliya Ku Deeqay lacag Dhan $470 Malyan oo Doolar(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Soomaaliya oo Caawa la Kulmay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here