Home Wararka Maanta Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Magaalada Muqdisho

0

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waxaa uu ka qeyb galayaa Shirka Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Sidoo kale waxaa la filayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu saacadaha soo socda yimaado.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Qadka Telefoonka Kula Xariiray Xoghayaha arimaha Dibada Africa
Next articleDeg Deg Taliyaha Ciidanka XDS oo digniin u diray Ciidamada Siyaasadda ku milmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here