Home Wararka Somaliya Madaxweyne Qorqoor oo Beesha Caalamaka Kala Hadlay Xalada Amni ee Galmudug kataagan

Madaxweyne Qorqoor oo Beesha Caalamaka Kala Hadlay Xalada Amni ee Galmudug kataagan

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa aaladda fogaan aragga kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga Galmudug iyo Doorashada.

Amniga Galmudug ayaa maalmahan Faraha Kasii baxayay Kadib Weerar alshabab ay ku qadeen Deeganada Ceeldheere iyo matabaan

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay taageerada beesha caalamka ee doorashooyinka dalka.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirada dalalka Masar iyo Norwey (Sawiro)
Next articleRa”isul Wasaare Rooble oo Caawa ka qeyb galay Kulan casha ah oo Madaxweyne Geelle u sameeyay Madaxda Shirka Jabuuti (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here