Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa aaladda fogaan aragga kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub.
Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga Galmudug iyo Doorashada.
Amniga Galmudug ayaa maalmahan Faraha Kasii baxayay Kadib Weerar alshabab ay ku qadeen Deeganada Ceeldheere iyo matabaan
Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay taageerada beesha caalamka ee doorashooyinka dalka.
Ad