Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Xalay ku Hoyday Degmada Xarardheere Baaqna Deg deg...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xalay ku Hoyday Degmada Xarardheere Baaqna Deg deg ahna Diray

0

Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay ku hoyday degmada Xarardheere, halkaas oo ay ciidamada huwanta ah ka xoreeyeen khawaarijta.

Madaxweynaha ayaa Xarardheere ka dib ku wajahan goobaha kale ay ciidamadu xoreeyeen iyo goobo cusub oo la filaayo in ay maanta soo galaan gacanta dowladda Galmudug.

Ciidamada Daraawiishta, kuwa xoogga iyo dadka deegaanka ayaa kusii siqaya goobo cusub, halkaas oo laga soo sheegayo firxadka khawaarijta.

Qoor Qoor ayaana Ugu Baaqay Dadkii Daganaa Magaalada xarardheere inay Deg deg ugu soo laabtaan Magaalada.

Sidoo kale Wuxuu Balan Qaaday Adeega Aasaasiga ah ew Magaalada in La Soo Gaarsiin Doono Degmada Xarardheere.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Kenya oo shaaca ka qaaday xog ku saabsan dil loo qorsheeyay guddoomiyihii doorashada
Next articleCiidmada Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Kaabiga Ku Haaya Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here