Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo wada dadaalo Lagu xalinayo Farmaajo iyo Rooble

Madaxweyne Qoor Qoor oo wada dadaalo Lagu xalinayo Farmaajo iyo Rooble

0

Guddoomiye Maxamed Mursal, Madaxweyne Qoorqoor oo ay wehliyaan Shan Wasiir iyo labo Wasiir kuxigeen ayaa bilaabay dadaalo ay ugu kala dab qaadayaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Wararka sheegaya in Guddoomiye Mursal iyo Wasiirada ay markii hore ka yimaadeen dhanka Madaxweyne Farmaajo, iyadoo goordhoweyd kulan saacado socday la yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Guddoomiye Mursal iyo Madaxweyne Qoorqoor ayaa markii dambe ku haray Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo Wasiirada kale kulanka isaga baxeen.

Ilo wareedyo ku dhow Wasiirada qeybta ka ah Waan waanta ayaa sheegaya in u kala howsha dhex dhexaadinta iyo u kala dab-qaadida labada dhinac ay tahay mid bilow ah.

Ad
Previous articleXukuumadda oo shaacisay in Bandow Lagu Soo rogi doono Muqdisho
Next articleDeg Deg Fahad yaasiin Xaaji Daahir oo Maanta Soo gaaray Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here