Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Cadaado (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Cadaado (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Safar dhulka ah kusoo gaaray Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxaa halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo shacabka Degmadda iyo Xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatey wargaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada isoo ka xog wareystay xaalada deegaanka.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii Hore ee dalka oo Kulan wada qaatay (SAWIRO)
Next articleDowladda Soomaaliya oo ka jawaabay Eedeyn kaga Timid Hirshabelle