Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Qado Sharaf Loogyu sameeyay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Qado Sharaf Loogyu sameeyay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey duleedka Magaalda Gaalkacyo .

Casuumadda Madaxweynaha iyo masuuliyiinta kale ay ka qeybgaleen ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay dhalinyarada magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa ku dhiri galiyay Bulshada iney ka qeyb qataan nabadda iyo horumarka Gobolka isla markaana ay si dhow ula shaqeeyaan Hay’adaha amniga.

Ad