Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Maantay Saxiixay 10 Sharci(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Maantay Saxiixay 10 Sharci(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug

Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay Sharciyadaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Gudoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka iyo marti sharaf kale

Sharciyadaan uu maanta ansixiyay Madaxweynaha Galmudug ayaa dhaqanka galaya Saxiixa Madaxweynaha Kadib.

Ad
Previous articleHooyo Gabadheeda Si arxan Dara ah ugu Dishay Magaalada Muqdisho
Next articleDeg deg: Turkiga oo Dhabarka Ka Jabiyay Howlgalkii Ruushku ka waday Ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here