Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Maantay Saxiixay 10 Sharci(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Maantay Saxiixay 10 Sharci(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug

Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay Sharciyadaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Gudoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka iyo marti sharaf kale

Sharciyadaan uu maanta ansixiyay Madaxweynaha Galmudug ayaa dhaqanka galaya Saxiixa Madaxweynaha Kadib.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleHooyo Gabadheeda Si arxan Dara ah ugu Dishay Magaalada Muqdisho
Next articleDeg deg: Turkiga oo Dhabarka Ka Jabiyay Howlgalkii Ruushku ka waday Ukrain