Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo la Filayo inuu ku dhawaaqo Xubnaha Guddiga Doorashada

Madaxweyne Qoor Qoor oo la Filayo inuu ku dhawaaqo Xubnaha Guddiga Doorashada

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa dib ugu soo laabtay shalay Galinkii Dambe caasimadda Galmudug ee Dhuusamreeb kaddib safar shaqo oo uu muddo uga maqnaa.

 

 

Qoorqoor ayaa lagu waddaa in uu saacaddaha soo socdo uu ku dhawaaqo Liiska xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka Galmudug ka imaanaya

Xubnahaasi ayaa lagu badali doona kuwii horay cabashada looga keenay, waxaa sidoo kale lagu waddaa in uu xaliyo cabashooyin ka taagan degmada Ballanbale oo xilka looga qaaday wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug.

Qoor qoor ayaa Lagu Tiriyaa Shaqsiyaadka aadka ugu dhaw Madaxeweyne Farmaajo Markii Loo Fiiriyo Madaxda Kale sida Puntland iyo Jubbaland

Ad
Previous articleRa’isul wasaaraha soomaaliya oo isbitaalada Ku Booqday Dhalinyaradii shalay Lagu Qarxiyay Muqdisho (Sawiro)
Next articleWakiilka Qarmada Midoobey oo ku Wajahan Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here