Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha Ayaa ka Soo Laabtay  booqasho kooban oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda KMG ah ee Koofur Galbeed.

Si weyn Ayaa Loogu Soo dhaweeyay Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor, waxaana Soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Ciid iyo Xubna ka Tirsan Golayaasha Galmudug.

Ad
Previous articleShir Looga hadlayay Xeerka xaquuqda Caruurta oo Maanta dhuusamareeb ka Furmay {Sawiro}
Next articleMadaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Guuleed oo Farmaajo ku Eedeeyay Dib u dhaca Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here