Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug.
Madaxweynaha Ayaa ka Soo Laabtay booqasho kooban oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda KMG ah ee Koofur Galbeed.
Si weyn Ayaa Loogu Soo dhaweeyay Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor, waxaana Soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Ciid iyo Xubna ka Tirsan Golayaasha Galmudug.
Ad