Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Dhaawaca Xildhibaan kusoo Dhaawacmay Degmada Guriceel

Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Dhaawaca Xildhibaan kusoo Dhaawacmay Degmada Guriceel

0

Madaxweyne Qoor qoor Ayaa cawa Isbitaalka Muqdisho ku yaala ku booqday Xildhibaan Xasan Xirsi Faafaale oo halkaas lagu dabiibayo.Kaasi Dhaawac ka soo Gaaray Iska Horimaad ka dhacay Guraceel.

Ayadoo Isbitaaladda Muqdisho ay ku jiraan Dhawac Ku wax yeeloobay Dagaaladi ka dhacay
Degmada Baxdo iyo Cadokibir oo ka Tirsan Galgaduud kuwaas oo Ururka Al.shabaab ay Weraro Gaadmo ah ka geysteen.

Ad
Previous articleDhageyso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Caawa Jeediyay iyo Qodobada uu kaga hadlay
Next articleXukun Dil ah oo lagu Fuliyay Cabdulqaadir Faarx Dhaqane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here