Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Caawa Kuwada Sugan Baxdo...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Caawa Kuwada Sugan Baxdo Xili Galmudug Howlgal Qaaday(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka qeybgalay siyaarada Xaaji Yuusuf Xasan oo ay galabta iskugu soo baxeen culimada magaalada Baxdo iyo deegaanada hoos taga.

Madaxweynaha oo khudbad kooban ka jeediyay xuska, asagoona salaan iyo bogaadin kadib sheegay in la sii xoojin doono howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee looga sifeynayo deeganada Galmudug.

iyo gabi ahaanba Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku ammaanay culimada iyo dadka deegaanka doorkooda ku aaddan la dagaalanka Alshabaab  iyo sida reer Baxdo loogu xasuusto casharadii lama ilaawaanka ahaa ay u dhigeenka dhagar qabayaasha khawaarijta ah.

Galmudug ayaa Saakay Bilowday Howlgal Culus oo Ka Dhan ah Alshabaab kasoo Durbaba lagu Qabsaday Magaalo Kaabiga Ku Haysa Degmada Xarardheere Taas oo Lagu Magacaabo Ceelhuur .

Alshabaab ayaa Sidoo kale La Sheegay Inay Ka Baxeen Degmada Xarardheere Kadib Markii ay ka Warheleen Gulufka Kusoo Wajahan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo magacaabay guddiga wada-xaajoodka federaalka Xili U Dhawaan Dowlada Federalka Xariirka Ujaray
Next articleNolosha Al-Shabaab kaddib: Ninkii gaariga qoriga ku rakiban yahay wadi jiray ee hadda baska iskuulka wada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here