Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka qeybgalay siyaarada Xaaji Yuusuf Xasan oo ay galabta iskugu soo baxeen culimada magaalada Baxdo iyo deegaanada hoos taga.
Madaxweynaha oo khudbad kooban ka jeediyay xuska, asagoona salaan iyo bogaadin kadib sheegay in la sii xoojin doono howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee looga sifeynayo deeganada Galmudug.
iyo gabi ahaanba Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku ammaanay culimada iyo dadka deegaanka doorkooda ku aaddan la dagaalanka Alshabaab iyo sida reer Baxdo loogu xasuusto casharadii lama ilaawaanka ahaa ay u dhigeenka dhagar qabayaasha khawaarijta ah.
Galmudug ayaa Saakay Bilowday Howlgal Culus oo Ka Dhan ah Alshabaab kasoo Durbaba lagu Qabsaday Magaalo Kaabiga Ku Haysa Degmada Xarardheere Taas oo Lagu Magacaabo Ceelhuur .
Alshabaab ayaa Sidoo kale La Sheegay Inay Ka Baxeen Degmada Xarardheere Kadib Markii ay ka Warheleen Gulufka Kusoo Wajahan.
Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii soo saartay digniin ku socota muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo sheegtay in ay heshay “xog la hubo oo la xiriirta suurtagalnimada weerarro dhowaan ka dhici kara”
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo aan kala joogsi lahayn oo xalay ka dhacay deegaanka Daarunicma oo hoos taga degmada Aadan Yabaal, taas oo argagax ku abuurtay dadka shacabka ah ee