Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar ayaa gaaray magaalada Godey, si ula socdo Howlgalka Gobalka Afdheer oo ay kasocdaan Howlgalo ciidan.
Sida la xaqiijinayo Kooxo isbaheystay oo ah kuwa kasoo horjeeda amniga iyo daganaanshaha Geeska Afrika ayaa weeraro abaabulan shalay ka bilaabay dhaca xaduudaha Soomaaliya iyo Soomaali State.
waxayna kooxahani qaarkood galeen 50KM masaafo kudhaw gudaha deegaanka Soomaali Galbeed oo ay hadda dagaalo kasocdaan
Ad