Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) oo ka soo kicitimay Baydhabo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdiga waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan XFS, xildhibaano ka tirsan labada gole, Masuuliyiin ka socday xafiisyada Madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal wasaaraha.

Laftagareen ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka shirka wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada iyo DF uga furmaya magaalada Muqdisho.

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Hirshabelle ayaa saacado ka soo gaaray caasimada dalka, iyadoo Madaxda kale ee dowlad goboleedyada la filayo iney iyana soo gaaraan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda ee maanta ama beri.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo dhageystay Warbixin ku aadan dhismaha Hay’adda xisaabiyaasha Soomaaliyeed (Sawiro)