Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Xariga ka jaray Dekeda Hobyo

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Xariga ka jaray Dekeda Hobyo

0

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug mudane Cali Ciid ayaa xariga ka jaray Dekedda Kalluumeysiga ee Hobyo

Xildhibaano iyo Wasiiro ka Tirsan DFS ayaana ka qeyb galay Munaasabada Lagu Furaayay Dekeda Kaluumaysiga Hobyo.

Dekedaan ayaa Mudooyinkii la Soo dhaafay waxaa ka socday dhisma xoogan, waxaana Lagu guulaystay in La dhameystiro dhismaha Dekedaan Xarigana Laga jaro.

Ad