Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusomareb Caasimada Galmudug.
Waxaana Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka Galmudug, xubno katirsan goleyaasha xukuumada & Barlamaanka, maamulka Caasimada iyo qeybaha bulshada.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug ka dib markii si weyn loo soo dhaweeyay.
Ad