Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Ciidamada Policeka Galmudug

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Ciidamada Policeka Galmudug

0

Ku simaha madaxwayanaha ahna Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa u hambalyeeyay sanad guurada Ciidanka Booliska Soomaliyeed oo jirsaday 78 sano!

Madaxwaynaha aya Sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil-xigeenada Alifleeyda iyo dableyda Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 78aad ee aas-aaska ciidanka.

Madaxweyne Ali Eid ayaa Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen Xijaar Ku amaanay sida uu u dhisay Ciidanka Islamarkana uu u awood siyay Dhalinyarada Ka tirsan Booliska Soomaaliyeed

Ciidanka Booliska Soomaliyeed waa hooyada ciidamada qalabka sida, waana saldhiga dowladnimada waana sharafta bulshada Soomaliyeed.

Ad