Xog ay Heshay Warbaahinta Mudug24 ayaa sheegaysa in Madaxweyne Farmaajo ayaa xilligan kulan gaar ah la leh dhamaan taliyaasha Saldhigyada, gudoomiyaasha degmooyinka, taliyaha ciidanka Xoogga dalka, taliyaha KMG ah NiSA, iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Kulanka Waxaana ka qayb gelin oo aan joogin Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka amniga.
Waxaa Jira Khilaaf xoogan oo udhaxeeya Madaxda Sare ee Dalka gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble taas oo ka dhalatay Xil ka qaadistii Lagu sameeyay Xubnaha Guddiga Khilaafaadka Doorashada Qaarkood
Ad