Madaxweyne Farmaajo oo Go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle ka dib ku dhawaaqay inuu Caawa Hadlayo

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Caawa shaaciyay inuu Bulshada la hadli doono ka dib Maalmo uu aamusnaa islamarkaana uu ka hadlin Xaalada Dalka.

Farmaajo ayaa shaaciyay inuu Shacabka Kala hadli doono Warbaahinta islamarkaana uu ka hadlayo Xaaladaha dalka iyo Doorashada.

Qoraalka ka soobaxay Madaxtooyada ayaa ku soo aaday Daqiiqado ka dib Markii Galmudug iyo Hirshabelle ay ka soo Horjeesteen Muddo Kordhintii Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*