Home Wararka Caalamka Madaxweyne Dhawaan la Dilay oo Dacwadiisa La hakiyay

Madaxweyne Dhawaan la Dilay oo Dacwadiisa La hakiyay

0

Waxaa si KMG ah loo hakiyay kiiska dacwada dilkii  loo geestay Madaxweynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara, waxaana kiiska dacwada dilka soo jiitameysay mudo dheer .

Maxkamada kutaala dalka Burkia Faso ayaana hakisay kiiska dacwada dilka ee Sankara oo gacanta ugu jiray, waxaana dacwada in la hakiyo codsaday qoyska Madaxweynihii hore ee dalkaasi Thomas Sankara.

Warbaahinta dalka Burkina Faso ayaa sheegay in qoyska Madaxweyne Sankara codsadeen in la hakiyo dacwada sababo la xariira afgambiga dalkaasi ka dhacay, waxa ayna qoyska sheegeen in kiiska dib loo bilaabi doono marka sharciga dalka soo noqdo.

Ad