Siciid Deni ayaa soo gabagabeeyay wadatashiyo uu la lahaa qeybaha kala duwan ee siyaasada Puntland waxana uu xalay la kulmay Guddoonka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka socday magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland kulamo xasaasi ah kuwaasoo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka.
Liiska Musharaxiinta ee uu soo saarayo Madaxweyne Deni ayaa laga yaabaa inay iska dhex waayaan qaar kamid ah senatarada haatan uga wakiil ah Puntland Aqalka Sare.
Ad