Home Wararka Maanta Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Dhuusamarreeb, 26-08 2023, Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa caasimadda Dowladda Galmudug usoo gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmi doona Dhuusamarreeb.

Dhammaad.

Ad
Previous articleShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Dhuusamareeb
Next articleQaar ka mid ah dadkii ka barakacay Laaascaanood oo dib u soo noqonaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here