Home Wararka Maanta Madaxweynaha TikTok iyo dhalinyarada Gurmad Abaaraha oo Galkacyo Lagu Soo dhaweeyay (Sawiro)

Madaxweynaha TikTok iyo dhalinyarada Gurmad Abaaraha oo Galkacyo Lagu Soo dhaweeyay (Sawiro)

0

Dhalinyarada caanka ka ah baraha bulshada ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo si ay u caawiyaan dadka kunool Gobolka Mudug si ay u caawiyaan .

Dhalinyaradaan waxaa Hogaaminaayay Madaxweynaha TikTok Bilaal Bulshaawi, waana Dhalinyaro Halkaa u yimid Gurmadka Abaaraha dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Dhalinyaradan aya lagu xasuusta kaalintii ee ku lahaayeen abaarahii Gobolka Gedo

Ad