Home Wararka Somaliya Puntland Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo ku wajahan Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo ku wajahan Puntland

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku wajahan Puntland, sida ay noo xaqeejiyeen xubna ka Tirsan Villa Somalia.

Xasan sheikh ayaa socdaalkii ugu Horeeyay ku tegaya Deegaanada Maamulka Puntland, waana safarkii 3aad oo ku tago Maamul gobaleedyada dalka tan iyo markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheikh 15 May.

Madaxweyne Xasan ayaa dhawaan safaro ku tagay Konfur Galbeed iyo Galmudug, waxuuna hada tegayaa Puntland

Puntland sida la sheegaayo Dowladda cusub iskuma fiicna, waxaana Jira khilaaf ka dhashay dhismaha Xukuumadda cusub

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Booqday Xarunta xanaanada Caruurta agoonta ah ee Caabudwaaq (Sawiro)
Next articleImaamkii Masjidka Xaramka oo lagu riday Xukun Adag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here