Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku wajahan Puntland, sida ay noo xaqeejiyeen xubna ka Tirsan Villa Somalia.
Xasan sheikh ayaa socdaalkii ugu Horeeyay ku tegaya Deegaanada Maamulka Puntland, waana safarkii 3aad oo ku tago Maamul gobaleedyada dalka tan iyo markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheikh 15 May.
Madaxweyne Xasan ayaa dhawaan safaro ku tagay Konfur Galbeed iyo Galmudug, waxuuna hada tegayaa Puntland
Puntland sida la sheegaayo Dowladda cusub iskuma fiicna, waxaana Jira khilaaf ka dhashay dhismaha Xukuumadda cusub
Ad