Home Wararka Maanta Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Masar ka Soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Masar ka Soo laabtay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar waxaa kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi isaga oo la soo qaaday xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, iskaashiga diblumaasiyadeed, dhaqaale iyo wax wada-qabsi ee ay wadaagaan labada shacab ee walaalaha ah.

Ad
Previous articleRuushka oo qaaday tallaabo cusub oo cabsi gelisay dalalka Yurub
Next articleBeesha Reer Jalaf oo raaligelisay Beesha Mudullood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here