Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Cusmaan.
waxaana uu uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka Carabta garab istaagga ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed iyo gurmadka abaaraha.
Dhawaan ayaa Lafilayaa in Madaxda Maamul Giboleedyada Qaar usafraan Dalka Maaraadka Carabta Halka Qaar kalena aya AADI doonaan Dalaka Qatar.
Ad