Home Wararka Somaliya Puntland Madaxweynaha Puntaland oo soo Gudbiyay Magacyada xubnaha Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Puntaland oo soo Gudbiyay Magacyada xubnaha Guddiga Doorashooyinka

0

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.

Jubbaland iyo Puntland ayaa soo Gudbiyay Magacyada xubnahaan waxaana Wili La sugayaa Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Konfur Galbeed.

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka ayaa baahiyay Liiska Magacyada ay soo Magacaawday Puntland.

Halkaan ka Akhriso 

Ad
Previous articleTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Maxuu ka yiri Weerarkii Xasan Sheikh Lagu qaaday
Next articleXildhibaano si Kulul uga hadlay Weerarkii risaasta ahaa ee Maanta Madaxweyne Xasan Sh ka badbaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here