Home Wararka Maanta Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

0

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ka soo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde, waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Jaamac.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa William Ruto qaabilay ka hor furitaanka shirka Soomaaliya iyo wadamada deriska ah.

Mgaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maanta soo gaaray hoggaamiyeyaasha dalalka dariska, sida Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya, kuwaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

Ad
Previous articleIsmaaciil Cumar Geele oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawiro)
Next articleAlshabaab weerar isku Diyaarinaayay oo Dagaal Culus Lagu Qaaday Deegaano Hor lehna laga Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here