Home Wararka Somaliya Jubbaland Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta la kulmay Saraakiil Mareykan ah

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta la kulmay Saraakiil Mareykan ah

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminayay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Somalia Col. Thomas Sarrouf.
Kulankan ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageerida Mareykanka uu siiyo Soomaaliya.
Magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah goobaha saldhigyada ku leeyihiin Ciidamada Mareykanka ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM, waxaana shalay kismaayo gaaray Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyed odawaa yuusuf Raage.
Ad
Previous articleGuddi ka socda KGS oo gaaray Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug
Next articleDad laga soo Masaafuriyay Laascaanood oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here