Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle ayaa xilkii iyo xubinimadii guddiga ka qaaday guddoomiyihii guddiga doorashada ee maamulkaas, waxaana xilkaas loo magacaabay Maxamed Xuseen Maxamed.
Guddoomiyihii hore ee guddiga Axmed Xuseen Diini ayaa lagu eedeeyay in xalay uu Murashax gaar ah u qoray guddiga soo xulaya ergada doorashada, kaasoo ay wadatay Villa Somalia.
Sidoo kale waxa uu is hortaag dhowr jeer ku sameeyay doorashooyinkii ka dhacay Beladweyne.
Ad