Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Dowladda Galmudug oo uu uga maqnaa safaro shaqo.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug.
Ad