Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Shir Amniga Galmudug (Sawiro) Gudoomiyaha

Madaxweynaha Galmudug oo Shir Amniga Galmudug (Sawiro) Gudoomiyaha

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Dowladda Galmudug.

Shirka oo ay kasoo qeybgaleen qaar ka mid ah golaha wasiirada oo ay ugu horreyso Wasaaradda Amniga, dhamaan saraakiisha ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyaha maxkamada sare iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Shirka oo uu madaxweynuhu si rasmi ah u furay, ayaa socon doona muddo 2 maalmood ah, waxaana diiradda lagu saari doona amniga guud ee Galmudug, amniga doorashooyinka iyo arrimaha garsoorka iyo cadaaladda.

Ad
Previous articleMaxaad ka taqaanaa Taariikhda C/casiis Afrika
Next articleGuddiga Doorashada Galmudug oo Waqtiga u kordhiyay Waqtiga Diiwaan galinta Musharaxiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here