Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Aqalka sare ee Harsanaa

Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Aqalka sare ee Harsanaa

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay shaaciyay Liiska 2 Kirsi oo ka Harsanaa Aqalka sare ee ka imaanaya Galmudug.

Kursiga ama Liiskaan waxaa ka soo Muuqday Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, oo Maalmihii la Soo dhaafay Shaki weyn Laga qabtay in Kiiskaan uu ka Soo Muuqan karo waxaana Kursiga Kula Tartamayay Cawil Nuur Cali.

Kursiga kale waxaa iyana Ku loo lamaya Cabdi Cusman xareed iyo Mahad Aadan Guuleed

Ad