Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo gaaray (SAWIRO)

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo gaaray (SAWIRO)

0

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Madaxweyne Qoorqoor kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, Wasiiro ka tirsan Galmudug, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Axmed Qoorqoor ayaa kulan looga hadlayo xaaladda siyaasadeed iyo doorashada sigaar ah ula yeelan doona Madaxda dowladda Federaalka, iyagoona sidoo kalena ka arrinsan doona arrimo gaar ah.

Magaalada Muqdisho ayaa haatan waxaa ku sugan Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, iyagoona ka qeyb galaya shirka la filayo inuu dhexmarao Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa isna weli safar shaqo ugu maqan Turkiga, waxaana maqnaanshaha Qoorqoor iyo Lafta-gareen uu sabab u ahaa inuu dib dhac ku yimid shirka loo balansanaa inuu ka dhaco Muqdisho.

Warar soo baxayay ayaa sheegaya in labada Madaxweyne ee Qooqroor iyo Lafta-gareen ay shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada, in kastoo uusan jirin war rasmi ah oo kasoo baxay maamulada

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDeg Deg Dagaal ka soconaya Deegaano ka Tirsan Galgaduud oo Alshabaab ay Maamulaan
Next articleDowladda Kenya oo shaacisay in Kiiska Badda ay u gudbin Doonto Golaha Amaanka