Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay Wagdi ka socda QM, Midowga...

Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay Wagdi ka socda QM, Midowga Afrika iyo EU

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa Maanta Dhuusamareeb kula kulmay  wakiillo ka socday Beesha Caalamka oo Hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida;wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.

kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, doorashooyinka, bini aadanimada iyo xaalada guud ee Galmudug iyo Soomaaliya.

Ad
Previous articleWakiilka Qarmada Midoobey oo ku Wajahan Dhuusamareeb
Next articleAgaasimihii Nabad sugida iyo Sirdoonka Puntland oo Geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here